Oday dhaawac ka soo gaarey hawlgalo ciidamada Puntland ay ka sameeyeen degmada Bareeda( daawo)

Oday dhaawac ka soo gaarey hawlgalo ciidamada Puntland ay ka sameeyeen degmada Bareeda( daawo)

Aadan Maxamed oo ah oday waayeel ah oo la xanuunsan dhaawac kasoo gaarey hawlgalo ciidamada badda Puntland  ay ka sameeyeen  xeebaha gobolka Garda Fu xili ay ladagaalamayeen ciidamada koox Burcad badeed ahayd.
Axmed ayaa codsaday in xaaladiisa caafimaad wax laga qabto isagoo codsi u diray madaxda cusub ee Puntland.
 
wariye Axmed Maxamed Nadiif ayaa Daljir Garoowe ka soo jeedinaya

Oday xanuunsanaya oo cabasho u diray Dawlada Puntland

Aadan Maxamed oo ah oday waayeel ah oo la xanuunsan dhaawac kasoo gaarey hawlgalo ciidamada badda Puntland sameeyeen ayaa codsaday in xaaladiisa caafimaad wax laga qabto isagoo codsi u diray madaxda cusub ee Puntland.Axmed Qaran

Posted by Radio Daljir on Sunday, February 10, 2019

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com