Maamulka gobolka Mudug oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday Saldhiga Gaalkacyo

HomeWararka

Maamulka gobolka Mudug oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday Saldhiga Gaalkacyo

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa sheegay in Weerar xalay lagu qaaday Saldhigga Booliska ee Magaalada Gaalkacyo uusan ahayn

Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland oo Qarax lagula eegtay Buuraleyda galgala ee gobolka Bari
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle
Axmed Madoobe oo ku baaqay in DFS & Dowlad Goboleedyada la dagaalamaan Al-Shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa sheegay in Weerar xalay lagu qaaday Saldhigga Booliska ee Magaalada Gaalkacyo uusan ahayn mid argagixiso.

Axmed Muuse Nuur ayaa sheegay in weerarka uu ku dhaawacmay hal qof kaas oo uu soo gaaray dhaawac fudud, sidoo kalena aysan jirin wax khasaare kale ah oo uu geystay.

Waxaa uu Guddoomiyihu yiri “Wallaahi, hadda arrintan dhacday, ma aha Argagixisadii noocaa uma shaqeeyaan, waxaan isleeyahay, waa dad khalkhalinaya Amniga magaalada, meel kale kama imaan maaha Argagixisada farsamadeedu noocaas, wax iskama tuuraane waxbay bi’iyaan ay hubaan.”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: