Maamulka gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay shir lagu horumarinayo gobolka Banaadir

HomeWararka

Maamulka gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay shir lagu horumarinayo gobolka Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay 28ka bishaan inuu furmo shirka horumarinta iyo nabadaynta gobolka Banaadir. Guddoomiyaha gobolka Banaadir Th

Kenya oo o xukuntay rag xiriir la leh Al-Shabaab
Olole loogu Gurmanayo Dhibanayaasha Weerrarkii Muqdisho oo Garoowe ka billowday (dhegayso)
BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 3aad)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay 28ka bishaan inuu furmo shirka horumarinta iyo nabadaynta gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay shirkan wadatashiga ah horay in loogu balamay 7dii bishaan inuu furmo, balse uu u baaqday safar madaxwaynaha uu ku marayay qaar ka mid ah gobolada dalka.

Waxaa uu sheegay shirkan inuu muhiim u yahay bulshada gobolka Banaadir, waxaana sidoo kale shirka looga hadli doonaa arrinta maqaamka ee gobolka Banaadir oo muran uu ka jiro, iyadoona tan iyo burburkii dowladdii dhexe ay jireen dad si gooni ah u sheeganayay lahaanshiyaheeda.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: