Olole loogu Gurmanayo Dhibanayaasha Weerrarkii Muqdisho oo Garoowe ka billowday (dhegayso)

Olole loogu Gurmanayo Dhibanayaasha Weerrarkii Muqdisho oo Garoowe ka billowday (dhegayso)

Magaaladda Garoowe, koox dhalinyaro ah ayaa lacago ay Ka uruurinaya Xaafaddaha iyo Goobaha Ganacsiga si loogu caawiyo dhibanayaasha qaraxii magaalada Muqdisho.

Dhalinyaradda oo si dareen leh uga hadlay qaraxaasi ayaa waxaa ay codsaday in arintii ka dhacday muqdisho lagu sameeyo baarintaan dhab ah dadka ka danbeyana sharciga la horkeeno .

Weerrarkaas ayaa Inta la xaqiijiyay 276 qof ayaa ku dhimatay qaraxaas oo loo adeegsaday gaari nooca xamuulka ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, halka dhaawaca uu kor u dhaafayo 300 qof.

Wariyaheenna Magaaladda Garoowe Axmed Sheekeeye ayaa warramaya .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com