BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 3aad)

BADBAADO: Badbaadi bulshadaada, naftaada, diintaada, dhaqankaaga & jirintaankaaga (daawo | Taxanaha 3aad)

BADBAADI NAFTAADA oo ka qaybqaado barnaamijka BADBAADO | Qaybaha hore ee barnaamijka waxaan uga hadlaynaa safmarka COVID-19 & sida bulshadu ugu baraarugsan yihiin hadda.

Baraaruga aduunka oo dhan bulshooyinka ku nool ka samaynayaan COVID19 ayaa keenay inay dadku la yimaadaan hal-abuuro kala duwan oo lagu Xakamayno Cudurka, Soomaaliduna intii tabarteed ah waxay keeneen fikiro wax uun ka tari kara caawinta ka hortaga cudurka, isxilqaankaasi ayaa sababay in Jaamacadda PSU soosaarto 15 kun oo caagadood oo uu kujiro Jeermisilaha gacmaha lagu dhaqdo & 11 kun oo ah agabka afka lagu daboosho.

Qaybaha labaad ee barnaamijkana waa saamaynta xun ee bulshadeena ku dhex leeyihiin tacadiyada & shaqaqooyinka ka dhanka ah haweenka oo mudooyinkii danbe kusoo badanayey dhulka Soomaalida, hadaba sida bulshadu guud ahaan ugu baraarugtey ka hortaga COVid19 ama dadku ula imaanayaan Iskudayga waxyaabo lagaga hortegi karo xanuunkan ma loogu baraarugi karaa oo dadku ma isku raaci karaan inay la dagaalamaan tacadiyada kadhanka ah ee Haweenka.

wariye Xasan Heykal ayaa soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com