Maamulka Gobalka Banaadir oo badalaya qorshaha Amniga Muqdisho (dhegayso)

Maamulka Gobalka Banaadir oo badalaya qorshaha Amniga Muqdisho (dhegayso)

Maamulka Gobolka banaadir ayaa sheegay in dhawaan labilaabi doono qorshe cusub oo Amaanka muqdisho wax looga qaban doono ,kadib wixii kadambeeyay Qaraxyadii khasaaraha dhaliyay ee ka dhacy magaalada Muqdisho

dhanka kale maamulka gobolka ayaa muqdisho ku daah furay kulan shir looga hadlaayay maamulka iyo maaliyada ee gobolaka banaadir iyo maareentiisa dhaqaalaha soogala dowladda hoose.

Warbixin Xasan Heykal ayaa inoo diyaariyaay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com