Maamulka Gobalka Banaadir oo badalaya qorshaha Amniga Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Gobalka Banaadir oo badalaya qorshaha Amniga Muqdisho (dhegayso)

Maamulka Gobolka banaadir ayaa sheegay in dhawaan labilaabi doono qorshe cusub oo Amaanka muqdisho wax looga qaban doono ,kadib wixii kadambeeyay Qara

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Dugsi Sare Alwaaxa Garoowe fkf Nageeye Kalabayr
Koob Kubadda Cagta degmooyinka gobolka Nugaal oo ka furmaya Mire Awaare Studium (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo shir ku casuumay Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir

Maamulka Gobolka banaadir ayaa sheegay in dhawaan labilaabi doono qorshe cusub oo Amaanka muqdisho wax looga qaban doono ,kadib wixii kadambeeyay Qaraxyadii khasaaraha dhaliyay ee ka dhacy magaalada Muqdisho

dhanka kale maamulka gobolka ayaa muqdisho ku daah furay kulan shir looga hadlaayay maamulka iyo maaliyada ee gobolaka banaadir iyo maareentiisa dhaqaalaha soogala dowladda hoose.

Warbixin Xasan Heykal ayaa inoo diyaariyaay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: