Maamulka degmadda Ufayn ee gobalka Bari oo dadaal ugu jira samaynta goob Karantiil (dhegayso)

HomeUncategorized

Maamulka degmadda Ufayn ee gobalka Bari oo dadaal ugu jira samaynta goob Karantiil (dhegayso)

Maamulka degmada Ufayn oo sheegay inay dadaal ugu jiraan goob karantiil dadka looga shakiyo Covid19, iyadoona dadku wali ku baraarugsanayn wacyi gelinta caafimaadka. Guddoomiye kuxigeenka degmada Ufayn Cadaysay Cabdi Cadaysay oo waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Ka hortaga Cudurka Covid-19.

Fadeexadda Sonkorta laga Dhoofiyo Somalia ee la Galiyo Kenya oo Meel sare Gaartay
Rabshado ka dhacay Qardho, Sanaaduuq dab la qabadsiiyey Mudug & dhaq dhaqaaqyo ka jira Sanaag (Warbixin)
Al-shabaab oo ku baaqay dagaal wejiyo cusub leh oo ka dhan ah howgalka ka socda dalka Soomaaliya

Maamulka degmada Ufayn oo sheegay inay dadaal ugu jiraan goob karantiil dadka looga shakiyo Covid19, iyadoona dadku wali ku baraarugsanayn wacyi gelinta caafimaadka.

Guddoomiye kuxigeenka degmada Ufayn Cadaysay Cabdi Cadaysay oo waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Ka hortaga Cudurka Covid-19.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: