London: Nin Mindi ku weeraray dad dukaamaysanayey

HomeWararka

London: Nin Mindi ku weeraray dad dukaamaysanayey

Booliiska dalka Britain ayaa sheegay inay ku toogteen Koonfurta magaalada London nin, kadib markii ninkaasi uu mindi ku weeraray dad shacab ahaa. B

Al-shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ciidan baar Sanguuni
Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Galmudug iyo Odayaal ka cabanaya liiska Xildhibaanada
Afhayeenka Xisbiga shaqaalaha: “Xubno xisbiyo kale ah baa nasoo weeraray waana ka guulaysaney,”

Booliiska dalka Britain ayaa sheegay inay ku toogteen Koonfurta magaalada London nin, kadib markii ninkaasi uu mindi ku weeraray dad shacab ahaa.

Boliiska waxa ay intaasi ku dareen in ugu yaraan laba qof mindi uu ku weeraray ninka, weerarkaai oo ka dhacay wado aad u mashquul badan oo ku taal degmada of Streatham.

Qof goobjooge ah ayaa sheegay in nin watay mindi uu galay dukaan, ka dibna dadka weeraray, isagoo markaasi ka dibna inta ka soo baxay dukaankii ayuu haweenay baaskiil wadata uu tooreyii la dhacay ka hor intii aan laga hortagin.

Ninka ayaa magaciisa lagu sheegay Sudesh Amman, waana 20 sano jir.

Todobaad ka hor ayaa laga soo sii daayey xabsi, iyadoo horey loogu xakumay 3 sano oo xabsi ah, balse uu soo qaatay sanad iyo bar xabsi ah.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: