Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Galmudug iyo Odayaal ka cabanaya liiska Xildhibaanada

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada Galmudug iyo Odayaal ka cabanaya liiska Xildhibaanada

Xli maanta guddiga farsamada ee dhismaha mamaulka Galmudug ay ku dhawaaqeen liiska 83 Xildhibaan, ayaa arintaasi waxaa ka hor yimid qaar ka mid ah odayaasha soo xulayay Xildhibaanada.

waxa ay sheegeen odashaa in ugu yaraan ilaa iyo 8 xubnood oo ka mid ah xubnihii ay soo xuleen odasyaasha laga tagay, waana mid u muuqata tallaabadii dawladda dhexe ay ku diidanayd Jubbaland oo hadda iyadu samaysay.

wararka ay Daljir ka helayso magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in wasaaradda arrimaha gudaha ay u yeertay odayaashii soo xulay dadkii laga tagay iyo guddiga xulidda Baarlamaanka Galmudug.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com