Guddoomiyaha cusub ee  gobolka GARDAFUU oo Tooxin lagu soo dhaweeyay (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha cusub ee gobolka GARDAFUU oo Tooxin lagu soo dhaweeyay (dhegayso)

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Gardafuu Dr. Muuse Saalax Guuleed oo safaro shaqo ku mararay gobolka ayaa lagu soo dhaweeyay deegaanka Tooxin oo hoose yimaada degmada Bareeda. wariyaha Daljir ee gobolka Garda Fuu Yuusuf Saalax Maxamuud ayaa ka waramaya.

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Jaamac Cabdiraxmaan Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maamulka Jubbaland oo edeyaay Ciidamadda AMISOM (dhegayso)

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Gardafuu Dr. Muuse Saalax Guuleed oo safaro shaqo ku mararay gobolka ayaa lagu soo dhaweeyay deegaanka Tooxin oo hoose yimaada degmada Bareeda.

wariyaha Daljir ee gobolka Garda Fuu Yuusuf Saalax Maxamuud ayaa ka waramaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: