Guddoomiyaha cusub ee gobolka GARDAFUU oo Tooxin lagu soo dhaweeyay (dhegayso)

Guddoomiyaha cusub ee  gobolka GARDAFUU oo Tooxin lagu soo dhaweeyay (dhegayso)

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Gardafuu Dr. Muuse Saalax Guuleed oo safaro shaqo ku mararay gobolka ayaa lagu soo dhaweeyay deegaanka Tooxin oo hoose yimaada degmada Bareeda.

wariyaha Daljir ee gobolka Garda Fuu Yuusuf Saalax Maxamuud ayaa ka waramaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com