Maamulka Jubbaland oo edeyaay Ciidamadda AMISOM (dhegayso)

Maamulka Jubaland ayaa Ciidamada AMISOM ku dhaliilay in ay xakamayn waayeen Weerarada Al-shabaab ee ay ku soo qaadayaan Ciidada Jubaland saldhigyada ay ku suganyihiin .

Waxa uu sheegay in dhanka Ciidamada Amisom ay ka jirto habacsanaan iyo Abaabul xumo taas oo keentay in Shabaab ay awoodooda xoogaysato.

Hadaba arintan waxaa si kulul uga hadlay Wasiirdowlaha Wasaarada Amniga Jubaland Maxamed Cabdi kaliil .


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com