France oo ciidamo dheeri ah u diraysa wadamada Sahel

HomeWararka

France oo ciidamo dheeri ah u diraysa wadamada Sahel

Dowladda France ayaa ku dhawaaqday inay ciidamo dheeri ah u dirayso wadamada la isku dhaho Sahel, si lo sugo amnigooda. Tirada ciidamada dheeri ah

Jubbaland iyo UNDP oo ka kawadda hadlay Mashaaric lasinayo Gollaha degaanka
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku fulisay nin ku eedaysnaa qaraxii Soobe, sanad kadib
Farmaajo oo ka hadlay doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee Maanta dhacday

Dowladda France ayaa ku dhawaaqday inay ciidamo dheeri ah u dirayso wadamada la isku dhaho Sahel, si lo sugo amnigooda.

Tirada ciidamada dheeri ah ee ay dirayso France ayaa gaaraya 600 oo askeri, taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee ciidmada France ee ka jooga gobolka Sahel 5,100 oo askerui.

Inta badan ciiamada ayaa la geyn doonaa xadka ay wadaagaan wadamada Niger, Mali iyo Burkina Faso –

Wadamada Niger, Mali iyo Burkina Faso ayaa waxaa ka dhaca weeraro xoogan, kuwaasi oo ay geystaan kooxo isku magacaabay jihaadihiin.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: