Liibiya oo cabasho ugudbisay xukuumada Baariis (dhegayso)

Liibiya oo cabasho ugudbisay xukuumada Baariis (dhegayso)

Dowladda aya caalamka aqoonsanyihiin ee Liibiya ayaa ka dalbatay xukuumada Baariis in ay saharaxaad ka bixiso qaaka ay mucaaradka ku heleen hub ay leedahay dowladda Faransiiska.

gantaalada lagula dagaalamo, gaadiidka dagaalka iyo diyaaradaha ayaa Bishii hore waxaa gacanta ku dhigay dowladda Liibiya kadib markii ay dagaal kula galeen magaalada kharyaan.

dowladda Liibiya ayaa ka dalbatay Faransiiska in ay sharaxaan qaabka ay gantaalada ku heleen mucaaradka.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com