Lacagta Shiling Somaaliga ah oo kuyaaratay Suuqyadda Sarifka Buuhodle (dhegayso)

HomeWararka

Lacagta Shiling Somaaliga ah oo kuyaaratay Suuqyadda Sarifka Buuhodle (dhegayso)

Lacagta shiling Soomaaliga ah ayaa ku yaraatay suuqyada magaalada Buuhoodle, kadib markii sanadkii hore kala sooc lagu sameeyey lacagaha shilingka Soo

Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare oo xaaladda dalka ka dayriyey
Warka Fiidnimo, Cabdishakuur Sunni Gaagaab, Daljir Garoowe (dhegayso)
Tahriibayaal horleh oo gaaray xeebaha dalka Talyaaniga

Lacagta shiling Soomaaliga ah ayaa ku yaraatay suuqyada magaalada Buuhoodle, kadib markii sanadkii hore kala sooc lagu sameeyey lacagaha shilingka Soomaaliga badhtamihii sanadkii hore.

xiligan Buuhoodle waxaa wax lagu kala gadataa lacagta Ethiopia ee birta loo yaqaan iyo dollar ka gaar ahaan lacagta mobile ka lagu xawilo ee Zaad ka arintaasi ayaa saamayn xun ku yeelatay dhaqaalaha deegaanka

Asma Maxamed Cabdi ayaa Buhoodle kaso jeedinaysa warbixintan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: