Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho kulaabtay (dhegayso)

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho kulaabtay (dhegayso)

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu Dalka Uganda uga qeybgalay shir looga hadlayay arrimaha ciidamada AMISOM ee Soomaaliya jooga.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan goloyaasha dowladda, saraakiisha ciidamada, maamulka Gobolka Benaadir iyo xubno kale.

Madaxweyaha Soomaaliya ayaa shirkii uu uga qeyb galay dalka uga laga soo saaray war-murtiyeed kaasi oo looga hadlay ciidamada AMISOM iyo u diyaarinta Ciidamada Dowladda Soomaaliya masuuliyadda Ammaanka dalkooda, waxaana madaxdii ka qeyb gashay ay bogaadiyeen qorshaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku wajahan kala guurka, iyadoo soo bandhigtay horumarka ay ka samaysay hagaajinta iyo dib u tayeynta ciidamada Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxdu waxay isku raaceen in ay lama taabtaan tahay in la ixtiraamo Qarannimada, Madax-bannaanida, Xuduudaha dhuleed, Madax bannaanida siyaasadeed iyo midnim

Wasiirka Gaashinga Xukumadda Somaaliya oo kamid ahaa masuuliyinta safarka ku Waheelinayaay MadaxWeyne Farmaajo ayaa kaWrbixiyaay shirka u madaxWeynaha kaga qayb galay Ugaandha.-

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com