Ceelashi Degmadda Bareedo oo Biyihi kujiray yaradeen (dhegayso)

Ceelashi Degmadda Bareedo oo Biyihi kujiray yaradeen (dhegayso)

Ceelaha ku yaala degmada Bareedo oo katirsan gobolka Gardafu ee Puntland ayaa biyo yareeyey, kadib jiilaal muddo dheer ka jiray degmada iyo tuulooyinka ay xukunto.

Arrintan ayaa sababtay biyaha qiimaha lagu iibsado inay aad sare ugu kacaan, waxaana y saamaysay nolosha dadka iyo xoolaha iyadoona dhanka kalle muddo dhowr sano ah aan wax roob ah aysan heli deegaankaasi.

Maxamuud Cabdi Ibrahim ayaa xaaladda deegaanka ka jirta ka waraystay Abshir Maxamed Axmed oo ah guddoomiyaha degmada Bareedo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com