Laba gabdhood oo gudniinka fircooniga dartiis u geeriyooday Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Laba gabdhood oo gudniinka fircooniga dartiis u geeriyooday Garoowe (dhegayso)

Wasiirka wasaarada haweenka iyo horumarinta arimaha qoyska Maryan Axmed Cali ayaa sheegtay in Isbitaalka Garoowe ay ku geeriyoodeen laba gabdhood oo

Dhedo iyo AlShabaab: “Cafis baad Tihiin wixii Dadka iyo Dalka aad u Gaysateen Intaas ha Idin kaga Ekaato!”
Musharax Gen.Shaale oo u Hambalyo u diray Xildhibaanada Cusub
Madaxweynaha Jabuuti oo Barlamaanka Somaaliya Maanta khudbad u jeedin doona

Wasiirka wasaarada haweenka iyo horumarinta arimaha qoyska Maryan Axmed Cali ayaa sheegtay in Isbitaalka Garoowe ay ku geeriyoodeen laba gabdhood oo sixun loogu guday gobolka doolow ,kuwaas oo daryeel caafimaad loogu keenay magaaalada Garoowe .

labadan gabdhood ayaa lagu kala magacaabi jiray Aasiyo oo 11 jir ah iyo khadiijo oo 10 sano jir ahayd , waxayna Wasiiradu ay uga tacsiyaysay Ehelada ay gabdhahan ka baxeen .

Wasiirada ayaa waxa ay sheegtay in kiiskan uu ka dhacay dowladd deegaanka Itoobiya ayna gabdhahan u dhinteen dhiigbax.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: