Shir la Xiriira Amniga Caasimadda Muqdisho oo lagu soo gabagabeyey Muqdisho (dhegayso)

Shir la Xiriira Amniga Caasimadda Muqdisho oo lagu soo gabagabeyey Muqdisho (dhegayso)

Caasimadda Somaaliya ee Muqdisho waxaa maanta lagu soo gabagabeyeey Shir waddatashi ah ,kaas oo looga hadlayaay Amniga Muqdisho,iyado shirkaas ay ka qayb galeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka iyo saraakisha Amniga.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Muqdisho Warbixintan kaso diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com