Musharax Gen.Shaale oo u Hambalyo u diray Xildhibaanada Cusub

HomeWararka

Musharax Gen.Shaale oo u Hambalyo u diray Xildhibaanada Cusub

Mushara Gen Shaale ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo xildhibaanada cusub ee la soo xulay islamarkaana uu ka rajeynayo in ay u shaqeeyaan si cadaalad a

Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Dhiggiisa Dawladda Qatar

Mushara Gen Shaale ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo xildhibaanada cusub ee la soo xulay islamarkaana uu ka rajeynayo in ay u shaqeeyaan si cadaalad ah.

Shaale waxa uu u diray xildhibaanada cusub Hambalyo, isagoo sheegay in ay ka kooban yihiin xildhibaanadii hore iyo kuwo cusub, isagoo xusuusiyay in ay u dhaaran doonaan dalkooda dadkooda si ay horseed ugu noqdaan midnimo iyo ku shaqeynta cadaalad dhab ah.

Musharax Shaale ayaa sidoo kale sheegay in xildhibaanada ay u bahan yihiin dhalinyaro wax badan ka badali doona doorashada.

Gen. Shaale ayaa sheegay in Puntland u baahan tahay is badal dhab ah si loo helo sinaan iyo cadaalad.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: