Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay

Liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo la shaaciyay

Guddiga Ansixinta Baarlamaanka Puntland ayaa goor dhawayd waxa ay shaaciyeen liiska Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ee 66ka ka kooban  .

Shacabka ku dhaqan gobolada Puntland iyo daafaha caalamka ayaa aad indhaha ugu hayay nooca Xildhibaanada Puntland ay noqon donaan .

Gudiga ayaa sheegay in hanaanka soo xulista xubnahan  ay u mareen nidaamkii saxda ahaa ee loo soo xuli jiray Baarlamaanka Puntland .

Akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com