Xildhibaan Madaxweyne Gaas ku eedeyeey Khilaafka PASAWEYN iyo Wasaaradda deegaanka Puntland (dhegayso)

Xildhibaan Madaxweyne Gaas ku eedeyeey Khilaafka PASAWEYN iyo Wasaaradda deegaanka Puntland (dhegayso)

Xildhibaan Cabdikariim Xusseen Guure (Shaacuur)oo kamid ah Xildhibanadda Barlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta isago Warbaahinta la hadlayaay ku eedeyeey madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gas inu lug ku leeyahay khilaafka u dhexeeya hay’addahs PASAWEYN iyo Wasaaradda deegaanka Puntland.

Xildhibaanka oo shir jaraa’idku qabtay Garoowe ayaa sido kale ka hadlay mashruuca jidka Garoowe iyo gaalkcyo iyo waxaa keenay in hay’aaddi jarmalka laga lahaa ee bixinaysay dhaqaalaha jidkaas sababta ay u joojisay dhaqaalihii.

Mashaaric sido kale ay kamid yihiin Biyo xireeno ay wasaaradda degaanka Puntland kawadday Puntland gaar ahaan Burtinle iyo xarfo ayuu sido kale soo hadal qaaday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0