Laascaanood: Hooyo iyo 7 caruur ah oo ay dhashay ayaa ku nafwaaywey kadib hoobiye ku habsaday gurigooda

Laascaanood: Hooyo iyo 7 caruur ah oo ay dhashay ayaa ku nafwaaywey kadib hoobiye ku habsaday gurigooda

#Laasaanood: Hubka culus ee ay maleeshiyaadka Muuse Biixi ku garaacayaan xaafadaha shacabku degan yahay ee Laascaanood ayaa galaaftay nolosha Qoys ka koobnaa 7 qof oo ah Hooyo iyo caruurteed ah.

Ciidamada Xaq u dirirka ah ee deegaanka oo ku guulaystey inay difaacaan magaalada kadib ayay Somaliland bilowday inay madaafiic meel fog laga soo ganayo gu garaacdo magaalada taasoo shacab badan ku dhinteen.

Diiwaanka Wararka /Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com