Laascaanood: Hooyo iyo 7 caruur ah oo ay dhashay ayaa ku nafwaaywey kadib hoobiye ku habsaday gurigooda

HomeWararka

Laascaanood: Hooyo iyo 7 caruur ah oo ay dhashay ayaa ku nafwaaywey kadib hoobiye ku habsaday gurigooda

#Laasaanood: Hubka culus ee ay maleeshiyaadka Muuse Biixi ku garaacayaan xaafadaha shacabku degan yahay ee Laascaanood ayaa galaaftay nolosha Qoys ka

Warka Fiidnimo iyo Zubayr Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
KULUB TUULADDII BACAADKU AASAY (Taxanaha 4aad ee GARACAD)
Madaxweynaha Koofurgalbed oo la kulmay Ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay

#Laasaanood: Hubka culus ee ay maleeshiyaadka Muuse Biixi ku garaacayaan xaafadaha shacabku degan yahay ee Laascaanood ayaa galaaftay nolosha Qoys ka koobnaa 7 qof oo ah Hooyo iyo caruurteed ah.

Ciidamada Xaq u dirirka ah ee deegaanka oo ku guulaystey inay difaacaan magaalada kadib ayay Somaliland bilowday inay madaafiic meel fog laga soo ganayo gu garaacdo magaalada taasoo shacab badan ku dhinteen.

Diiwaanka Wararka /Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: