Laamaha Amniga Qardho oo Gacanta ku soo dhigay Waxyaabaha Maanka dooriya iyo dadki ka Ganacsanayeey (Daawo)

Laamaha Amniga Qardho oo Gacanta ku soo dhigay Waxyaabaha Maanka dooriya iyo dadki ka Ganacsanayeey (Daawo)

Magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar waxaa maalmihii u dambeyeey ku soo badanayeey waxyaabaha maanka dooriya iyo dadka ka ganacsada,waxaana howlgalo ciidamda amnigu ka sameynayeen xaafadaha Qardho.

Saraakisha Amniga Magaaladda Qardho oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa faahfaahin kabixiyeey howlgal ciidamadu sameyeen oo ay ku soo qabteen xashiish iyo dadkii ka ganacsanayeey.

Wariye Cabdicasiis Haybe ayaa Warbixintan Faahfaahinaya

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com