Guddiga hormarinta Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga hormarinta Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

Bulshada ku dhaqan degaanka farotooyo oo katirsan degmada Burtinle ayaa ka soo qayb qaatay dhismaha jidka laamiga ee dhex mara degmada burtinle gudiga degnkas ayaa gudiga hormarinta degmada waxay ku warejiyeen deeq lacageed oo dhan 45 malyan oo shilin somaliya. Axmed Cabdi Axmed ayaa warbixintan Burtinle ka soo jeedinaya.

Madaxweyne Farmaajo “Waa in dagaalka Tuka-raq degdeg lagu joojiyaa”
Xildhibaan Marwo Cabdi Bashiir: “Waxaan u taaganahay Xilka Madaxweynaha Barlamaanka Aduunka”
RW Xamse oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga dalka

Bulshada ku dhaqan degaanka farotooyo oo katirsan degmada Burtinle ayaa ka soo qayb qaatay dhismaha jidka laamiga ee dhex mara degmada burtinle gudiga degnkas ayaa gudiga hormarinta degmada waxay ku warejiyeen deeq lacageed oo dhan 45 malyan oo shilin somaliya.

Axmed Cabdi Axmed ayaa warbixintan Burtinle ka soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0