Guddiga hormarinta Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

Guddiga hormarinta Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

Bulshada ku dhaqan degaanka farotooyo oo katirsan degmada Burtinle ayaa ka soo qayb qaatay dhismaha jidka laamiga ee dhex mara degmada burtinle gudiga degnkas ayaa gudiga hormarinta degmada waxay ku warejiyeen deeq lacageed oo dhan 45 malyan oo shilin somaliya.

Axmed Cabdi Axmed ayaa warbixintan Burtinle ka soo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com