Caasho Geele oo ka hadashay sida somaalida aysan uga fa’iidaysan khayaradka dalka (dhegayso)

Caasho Geele oo ka hadashay sida somaalida aysan uga fa’iidaysan khayaradka dalka (dhegayso)

Caasho geele diiriye oo kamid ah aqoonyahanada Puntland ka soo jeeda oo Waraysi gaar ah sinaysay Radio Daljir ayaa ka hadashay kharadka dalka iyo sida looga fa’iidaysan karo.

Caasho geele ayaa sheegtay in khayaradka dalka shacabka Somaliyeed aysan ka fa’iidaysan isla markaana khayaradka dalka ay ka macaashayaan dalal shiisheeye.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com