Kulanka Haweenka – Taxanaha 33aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

HomeARDAA

Kulanka Haweenka – Taxanaha 33aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka - Taxanaha 33aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso) Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kul

DAMACII DHUL-BALLAARSI & DARBIGII AQOONSIGA SOMALILAND OO KU DUMAY MAALMO KOOBAN & MURUQA SHACABKA
ARDAA: Xalqaddii 41aad ee ARDAA iyo Maroorsanaanta Dowladnimo ee Soomaaliya (dhegayso)
ARDAA Xalqaddii 43aad: Puntland Maxaa ka Hortaagan in ay Gaarto Nidaamka Asxaabta Badan? (dhegayso)

Kulanka Haweenka – Taxanaha 33aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kulanka Haweenka.

Barnaamijka Kulanka Haweenka waa barnaamij diiradda saara hormarka haweenka, waxbarashada gabdhaha, kahortagga tacadiyada kadhanka ah gabdhaha iyo haweenka, sida gudniinka, kufsiga, jirdilka, iyo guurka gabdhaha da’yarta ah, waxaana idiin sahlay bahda Kulanka Haweenka ee Daljir Women’s Desk (dWd).

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: