ARDAA: Xalqaddii 41aad ee ARDAA iyo Maroorsanaanta Dowladnimo ee Soomaaliya (dhegayso)

HomeWararkaARDAA

ARDAA: Xalqaddii 41aad ee ARDAA iyo Maroorsanaanta Dowladnimo ee Soomaaliya (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 41aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi. A

DHEGEYSO-Xalqaddii 16aad ee Taxanayaashii ARDAA.
Kulanka Haweenka – Taxanaha 26aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)
Kulanka Haweenka – Taxanaha 18aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 41aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi.

Asbuucaan waxa aan diiradda ku saaraynaa shirkii madaxda Soomaalida ugu soo idlaaday Muqdisho iyo maroorsanaanta dowladnimada Soomaaliya ee mudada dheer, siiba amniga oo aan waraysi dheer kala yeelanay dibloomaasi Abuukar Armaan.

Hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: