Site icon Radio Daljir

ARDAA: Xalqaddii 41aad ee ARDAA iyo Maroorsanaanta Dowladnimo ee Soomaaliya (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 41aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi.

Asbuucaan waxa aan diiradda ku saaraynaa shirkii madaxda Soomaalida ugu soo idlaaday Muqdisho iyo maroorsanaanta dowladnimada Soomaaliya ee mudada dheer, siiba amniga oo aan waraysi dheer kala yeelanay dibloomaasi Abuukar Armaan.

Hoos ka dhegayso.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a00e6e8030100bb8e5505d8/ARDAA2_041.mp3?_=1

 

Exit mobile version