Kulanka Haweenka – Taxanaha 32aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

HomeARDAA

Kulanka Haweenka – Taxanaha 32aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Kulanka Haweenka - Taxanaha 32aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso) Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kul

ARDAA: Xalqaddii 35aad ee Taxanayaasha ARDAA & soo Nooleeynta Dawladnimo (dhegayso)
ARDAA Xalqaddii 52aad: Dowlad Wanaaga(dhegayso)
ARDAA: Taxanaha 31aad iyo Taxliilin Weerarkii Af Urur

Kulanka Haweenka – Taxanaha 32aad: Hormarka haweenku waa hormarka dalka (dhegayso)

Waa mar kale iyo taxanayaashii Radio Daljir iyo Barnaamijkii Kulanka Haweenka.

Barnaamijka Kulanka Haweenka waa barnaamij diiradda saara hormarka haweenka, waxbarashada gabdhaha, kahortagga tacadiyada kadhanka ah gabdhaha iyo haweenka, sida gudniinka, kufsiga, jirdilka, iyo guurka gabdhaha da’yarta ah, waxaana idiin sahlay bahda Kulanka Haweenka ee Daljir Women’s Desk (dWd).

Hoos ka dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: