Dajinta hantida saaran dooni kuso caariday Boosaaso oo berito bilaabanaysa (dhegayso)

HomeWararka

Dajinta hantida saaran dooni kuso caariday Boosaaso oo berito bilaabanaysa (dhegayso)

Bari oo jimce ah ayaa waxaa lafilayaa in laga dajiyo Hantida saaran doonida al Xafiis ee ku soo caariday xeebta magaalada Bosaaso 4-ti bishan . Gu

Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhallo, Daljir Sanaag iyo Heyland (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Faduma Deggan, Daljir Bosasso (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Bari oo jimce ah ayaa waxaa lafilayaa in laga dajiyo Hantida saaran doonida al Xafiis ee ku soo caariday xeebta magaalada Bosaaso 4-ti bishan .

Gurmad xoogleh oo ay sameyeen shacabka Puntland Ganacsatada, Culimada, iyo qaybaha bulshada ayaa lagu guulaystay in gaba gabadii lagaaro halka ay Doonida taalo,waxaana loobalamay in maalinta bari ah ladajiyo.

Hadaba wariye xasan heykal ayaa galabta booqday halka ay doontu taalo , waxaan uu goobta ku waraystay qaar kamid ah ganacsatadii ay hantida usaarneed doonida iyo taliyaha dekeda bosaaso maxamed cali cali xaashi .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: