ARDAA: Xalqaddii 35aad ee Taxanayaasha ARDAA & soo Nooleeynta Dawladnimo (dhegayso)

ARDAA: Xalqaddii 35aad ee Taxanayaasha ARDAA & soo Nooleeynta Dawladnimo (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 35aad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana daadihinaya cFataax Cumar Geeddi.

Asbuucaan waxaan ugu warbixinaynaa dadaalka xukuumadda Farmaajo iyo soo nooleynta dowladnimo iyo shirarkii ugu danbeeyey ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha oo ay hormuud u tahay wasiir Khadija Maxamed Diiriye, iyo doorka haweenku ku leeyihiin soo nooleynta dawladnimo ee Soomaaliya.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com