Kooxo hubeysan oo ka dhex dagaallamaya hoteel ku yaalla Muqdisho

HomeWararka

Kooxo hubeysan oo ka dhex dagaallamaya hoteel ku yaalla Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha oo caawa ka dhacay meel ku dhow Isgoyska KM-4 ee Maga

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Magacaabis sameeyey
MADAXWEYNE FARMAAJO OO DAAH-FURAY MUNAASABADDA HIRGELINTA GUDDIGA 4-AAD EE AFSOOMAALIGA
Gaalkacyo Shacabka oo bilaabay Olole Nadaafadeed

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha oo caawa ka dhacay meel ku dhow Isgoyska KM-4 ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxyada ka dib kooxo hubeysan ayaa la sheegay in ay gudaha u galeen hotelka Xayaat.

Kooxihii hoteelka weeraray ayaa la sheegay in ay ka dhex dagaalamayan gudaha.

Qaraxyada ayaa la sheegay in dhammaantood ay ahaayeen Ismiidaamin.

Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa aaga oo dhan isku gadaamay, waxaana ay dagaal kula jiraan kooxihii hoteelka galay.

illaa iyo hadda lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxyadii Caawa ka dhacay Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: