Kooxda Alshabaab  la wareegay degaanka Farlibaax

HomeWararka

Kooxda Alshabaab la wareegay degaanka Farlibaax

Wararka naga soo gaaraya degaanka Farlibaax oo 45 Km u jira Magaalada Beledweyne ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay Saakay qabsadeen degaankaasi

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Xubno Kamid ah Ururadda Naafada (Sawiro)
Garoowe oo Shir Uga Furmay Madasha Isxilqaan iyo Isimadda Puntland (Daawo)

Wararka naga soo gaaraya degaanka Farlibaax oo 45 Km u jira Magaalada Beledweyne ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay Saakay qabsadeen degaankaasi.

Iska horimaad kooban ayaa dhexmaray Ciidanka dowladda iyo Ururka Al-Shabaab, waxaana la sheegay in Ciidanka dowladda ay iska baxeen degaankaasi.

Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay gacanta ku hayaan degaanka.

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa wadda abaabul ay ku doonayaan in ay dib uga la wareegaan Al-Shabaab degaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: