Komishanka Booliska DDS oo caawa hawgalo baadhitaan xashiish ka wada Jigjiga

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Komishanka Booliska DDS oo caawa hawgalo baadhitaan xashiish ka wada Jigjiga

Komishinka Booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa caawa magaalada Jigjiga ka bilaabay hawlgalo kahortagga xashiishka. Baaritaanada ayaa beegs

Caawa & Tuliguuleed: Murugada carruurta Tuliguuleed
Afhayeenka ONLF: “Hadalada ‘dambiilayaasha ha la qabto’ waa kuwo abuuraya dib-u-dhac & dagaal sokeeye oo horleh”
Bannaanbax balaadhan oo maanta ka dhacay caasimada DDS ee Jigjiga

Komishinka Booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa caawa magaalada Jigjiga ka bilaabay hawlgalo kahortagga xashiishka. Baaritaanada ayaa beegsaday goobaha sida qarsoodiga ah loogaga ganacsado noocyada kala duwan ee daroogada, sida xashiishka iyo tubacada.

Hawlgalka caawa ayaa lagu soo qabtay agab loo isticmaalo noocyada kala duwan ee xashiishada iyo tubacada ama buuriga.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir DDS
Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: