Khilaaf ka taagan Magaaladda Jigjiga

HomeWararka

Khilaaf ka taagan Magaaladda Jigjiga

Ciidamada federaal booliska Itoobiya oo is hortaagay in jigjiga lasoo galiyo roog loo soo iibiyey Masjidka Jaamaca magaalada Jigjiga Maamulka arri

Waqooyi kuuriya oo xanibaad ku soo rogtay dalxiisayaasha Shiina
Shir looga hadlayay dar dar gelinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab oo ka dhacay degmada Maxaas
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman (dhegayso)

Ciidamada federaal booliska Itoobiya oo is hortaagay in jigjiga lasoo galiyo roog loo soo iibiyey Masjidka Jaamaca magaalada Jigjiga

Maamulka arrimaha diinta islaamka ee dowladda deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in ciidamada federaal boolisku diideen warqadii codsiga ee soo galinta roogaas oo dalka dibadiisa laga soo iibiyey loona waday Masjid Jaamaca Jigjiga

Masjid Jaamaca jigjiga ayaa illaa laba sano kusocday dhisme dib loogu balaadhinayey taasoo hada larabay in loosii diyaariyo kutukashada bisha ramadan ee soo socota

Diwaanka wararka Radio Daljir | Wariye Jamarti

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: