Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soo dhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkaan idin kaga imaanaya istuudyaha Daljir Garoowe, waxaana soojeedinaya Wariye Maxamed Lakiman.

Qodobada Caawa Barnaamijka aad ku dhegaysan doontan waxaa kamid ah:

  • Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaaliya oo maanta gaaray Afgooye, kulana la qaatay odayaasha deegaanka
  • Qarax Sababay dhimasho iyo dhaawac oo galabta ka dhacay Muqdisho iyo maamulka Gobalka Benaadir oo ka hadlay
  • Puntland oo guddi Wasiiro ah u magacoowday soocelinta dadkii u naqraacay gobalada Karkaar iyo Bari iyo Camey oo faahfaahiyeey
  • Ciidamada ammaanka Bossaso oo gacanta ku dhigay nin 25 sano ku shaqaysaneyeey sixirka

DALJIR KAGA BOGO OO HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • asmaa abdi yuusuf 7 years ago

    Illhy wadankeena nabad ha inoga dhigo dadkii qaraxa ku dhintayna ha u naxariisto Ninka intaa dadka sixrayay waa in dadka uu sixray sixir furyo u sameeyo marakaana sharciga islaamka la marsiiyaa asc.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com