Waqooyi kuuriya oo xanibaad ku soo rogtay dalxiisayaasha Shiina

HomeWararka

Waqooyi kuuriya oo xanibaad ku soo rogtay dalxiisayaasha Shiina

Waqooyiga Kuuriya ayaa iska mamnuucday dalxiisayaasha uga imaanaya wadanka Shiina, kadib markii Shiina uu ka dilaacay cudur aan la aqoon. Dadka ugu

Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Abaandulihii hore Ciidanka Xogga Dalka oo ku geeriyooday Dalka Ingiriiska
10-ruux oo ku geeriyooday dagaal ka dhacay deegaano u dhaxeeya Hiiraan iyo Galgaduud

Waqooyiga Kuuriya ayaa iska mamnuucday dalxiisayaasha uga imaanaya wadanka Shiina, kadib markii Shiina uu ka dilaacay cudur aan la aqoon.

Dadka ugu badan ee dalxiiska u aada Waqooyi Kuuriya ayaa ka soo jeeda Shiina iyo dalxiisayaal kale oo ka imaanayay Waqooyiga Shiina.

Wadanka Shiina waxaa ka dilaacay cudur aan la aqoon, cudurkaasi oo saameyn ku yeeshay isu socodkii Shiina iyo wadamada kale.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: