Madaxweyne xasan sheekh oo gaaray dalka qatar

HomeWararka

Madaxweyne xasan sheekh oo gaaray dalka qatar

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa kulan ku s

AMISOM oo markale muddo kordhin loo sameynayo
RW Khayre: “Maxaa u Qabsoomay Xukuumaddayda Muddadii ay Jirtey?” (sawirro)
Deeganka CALMADOW & Gabadh Daljir Joogto u Dhegeysata

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar.

Madaxweynaha ayaa kulan ku saabsan xiriirka labo geesoodka ah iyo fursadaha lagu sii horumarin karo iskaashiga Soomaaliya iyo Qatar waxa uu la qaadan doonaa Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Binu Xamad.

Soomaaliya iyo Qatar ayaa wadaaga iskaashi walaalnimo iyo xiriir dhow oo salka ku haya danaha wadajirka ah ee ay wadaagaan Labada dal iyo sooyaalka Labada Shacab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: