Kheyre “Ma aqbali doono in nala yiraahdo xukunka idinka ridaynaa” (Daawo)

HomeWararka

Kheyre “Ma aqbali doono in nala yiraahdo xukunka idinka ridaynaa” (Daawo)

Ra’iisul Wasaaraha  dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay qudbad dhinacyo badan taabanaysay ujeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Do

Wasiir Mukhtaar Roobow oo lagu eedeeyey musuqmaasuq baahsan
Beeraha deegaanka Dhud oo Bosaaso ku soo bandhigay dalagyada ka soo baxa Beeraha ku yaalada degaanka (dhagayso) +Sawiro
Weerar lagu laayay haween iyo carruur oo kadhacay gobolka Hiiraan

Ra’iisul Wasaaraha  dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay qudbad dhinacyo badan taabanaysay ujeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Doxa ayaa eedeen kulul dusha waxa uu uaga tuuray Mucaaradka dowladda Soomaaliya .

Halkan ka daawo.

RW Xasan Cali Khayre: "Sharafta aan raadinayna kama raadinayno qabqablayaal ee waxaan ka raadinaynaa shacabka Soomaaliya"

RW Xasan Cali Khayre: "Sharafta aan raadinayna kama raadinayno qabqablayaal ee waxaan ka raadinaynaa shacabka Soomaaliya"

Posted by Radio Daljir on Saturday, December 15, 2018

Youtubkana Halkan kadaawo Khudbada oo dheer

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: