Wasiir Mukhtaar Roobow oo lagu eedeeyey musuqmaasuq baahsan

HomeWararka

Wasiir Mukhtaar Roobow oo lagu eedeeyey musuqmaasuq baahsan

Xildhibaan Cumar Xaashi: “Arrimaha Xajka sidii loogu talagalay looma abbaarin. Waxaa jira dad qaraabo dhow ay yihiin Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta DFS Mukhtaar Roobow oo lagu daray Guddiga Adeegga Xajka”

Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Xulashada Daljir & Jaamac C/raxmaan , Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xildhibaan Cumar Xaashi: “Arrimaha Xajka sidii loogu talagalay looma abbaarin. Waxaa jira dad qaraabo dhow ay yihiin Wasiirka Awqaafta & Arrimaha Diinta DFS Mukhtaar Roobow oo lagu daray Guddiga Adeegga Xajka”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0