Madaxweynaha Puntland oo dalacsiiyay saraakiil ciidan

Madaxweynaha Puntland oo dalacsiiyay saraakiil ciidan

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa digreeto kasoo baxaday xafiiskiisa 12 December 2018 dalacsiin ugu sameeyey qaarkamida Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland.

xeer Madaxweyne Lr 212 ee 12 December 2018 kuna Saabsan Dalcsiin Saraakii ka tirsan Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Aqoontoodaa iyo khibraddooda shaqo.

Wuxuu Xeeriyey.

1. Waxaa S/Guuto Muxuyadiin Axmed Warsame loo dalacsiiyey S/Gaas

2. Waxaa S/Guuto Cali Nuur Cumar loo dalacsiiyey S/Gaas

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com