Site icon Radio Daljir

Kheyre “Ma aqbali doono in nala yiraahdo xukunka idinka ridaynaa” (Daawo)

Ra’iisul Wasaaraha  dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay qudbad dhinacyo badan taabanaysay ujeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Doxa ayaa eedeen kulul dusha waxa uu uaga tuuray Mucaaradka dowladda Soomaaliya .

Halkan ka daawo.

Youtubkana Halkan kadaawo Khudbada oo dheer

Exit mobile version