khasaare ka dhashay roobakii ka da’ay gobolka Mudug (dhegayso)

HomeWararka

khasaare ka dhashay roobakii ka da’ay gobolka Mudug (dhegayso)

Boqolaal neef oo Ari ah oo kasoo doogsaday Abaartii SIMA ee Puntland ku dhufatay sanadkii 2017kii ayaa roobabkii shalay ka da'ay degmada Towfiiq ee go

Boqor Burhaan: “Laascaanood waxaan u imid inaan xoojiyo dadaalada issimadda SSC-Khaatumo.
Farmaajo oo ka hadlay doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee Maanta dhacday
Galmudug,”Madaxweyne Gaas iyo Xaaf Ayaa Galkacyo Ku Kulmaya” (dhegayso)

Boqolaal neef oo Ari ah oo kasoo doogsaday Abaartii SIMA ee Puntland ku dhufatay sanadkii 2017kii ayaa roobabkii shalay ka da’ay degmada Towfiiq ee gobolka Mudug ay latageen daadka soo rogmaday.

 

Guddoomiyaha degmada Towfiiq ee gobolka Mudug Maxamed Cabdiqaadir oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa ka warbixiyay qasaaraha soo gaaray xooladhaqada degmada.

Dhegayso.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: