Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Sida looga faa’iidaysan karo Biyaha roobka( dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonna sidee ayay xoolo’dhaqatada ay uga faa’iidaysan karaan biyaha roobka ee ku qulqulayan Badda.

Barnaamijka waxaa si wadajir ah uu soo jeedinaya  Hodan Sulub Diini iyo  Salmaan Cabdishakuur Yuusuf oo ku suganistuudiyaha Daljir ee Gaalkacyo.

Dhegayso.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com