Site icon Radio Daljir

khasaare ka dhashay roobakii ka da’ay gobolka Mudug (dhegayso)

Boqolaal neef oo Ari ah oo kasoo doogsaday Abaartii SIMA ee Puntland ku dhufatay sanadkii 2017kii ayaa roobabkii shalay ka da’ay degmada Towfiiq ee gobolka Mudug ay latageen daadka soo rogmaday.

 

Guddoomiyaha degmada Towfiiq ee gobolka Mudug Maxamed Cabdiqaadir oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa ka warbixiyay qasaaraha soo gaaray xooladhaqada degmada.

Dhegayso.

Waraysiga Gudoomiyaha Towfiiq by Radio Daljir

 

Exit mobile version