Kenya oo dib u furtay duulimaadyada dalkeeda iyo dalka Soomaaliya

HomeWararka

Kenya oo dib u furtay duulimaadyada dalkeeda iyo dalka Soomaaliya

Wasaarada Arrimaha Dibbada dalka Kenya ayaa shaacisay inay dib u fureyso hawadeeda inay diyaaradaha ka soo duusha dalka Soomaaliya inay yimaadaan dalk

Bakool: Todobo Caruur ah oo ugeeriyootay cuddurka shuban biyoodka
Hirshabeelle: 4 Gu’ Ka GADAAL Caqabado iyo Casharo (Faallo)
Dowladda Federaalka oo Muqdisho ka Furtay Shir Muhiim ah (dhegayso+Sawiro)

Wasaarada Arrimaha Dibbada dalka Kenya ayaa shaacisay inay dib u fureyso hawadeeda inay diyaaradaha ka soo duusha dalka Soomaaliya inay yimaadaan dalka kenya.

Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibbada Kenya ayaa waxa ay sheegtay inay go’aankan gaartay kadib markii ay xiriir ay wada sameeyeen wasaarada arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dalka Kenya.

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in dib u soo celinta xiriirka duulimaadyada labada dal uu wax ka tari doono xiriirka dublumaasi ee labada dal.

Dowlada Kenya ayaa hore u joojisay duulimaadyada dalka Soomaaliya iyo Kenya kadib markii uu xumaaday xiriirka labada dal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: